Gharwali Baharwali (Af-Ingiriis: Wife and Mistress) waa filim hindi ah oo shactiroole ah sanadii 1998-dii waxaana Director ka ahaa David Dhawan waxaana soo saare ka ah Tutu Sharma. Waxaa doorar muhiim ah ku jilaya Anil Kapoor, Raveena Tandon iyo Rambha Filimku waa dib-u-samaynta filimka Tamil Thaikulame Thaikulame (1995).
-
Player 1
-
Player 2
-
Player 3
